Raisul Wasaare Khayre oo komeer kedis ah ku tagay garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tegay garoonka dayuuradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Ujeedada kormeerka raisul wasaaraha ayaa la xiriiray sida ay u socdaan howlaha ka socda garoonka Aadan cadde, isagoo la kulmay masuuliyiin kala duwan Kheyre ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay garoonka sida qeybaha rakaabka u kala dhoofaya … Continue reading Raisul Wasaare Khayre oo komeer kedis ah ku tagay garoonka Aadan cadde (Daawo Sawirro)